
Posts
Showing posts from September, 2025
Su aal jawaab qeybtii 5aad
- Get link
- X
- Other Apps
Su aal 1aad Waxad sheegta saabigii waanidiisa uu qaatay sheydaanka Jawaab1aad waa abu hureera Su aal 2aad waxaad sheegta imise jeer ayaa magaca allah lagu sheegay quraanka Jawaab 2aad waa 1740 jeer Su aal 3aad waxaad sheegta gawadhii rasuulka SCW ku guursaday gawar nimo Jawaab 3aad waaa caa'isha bint abtu abu bakar Suaal 4aad waxaad sheegta nabigii boqorka aha Jawaab 4aad waa nabi suleymaan CS Su aal 5aad waxaad sheegta imisa jeer ayaa quraan lagu sheegay maga jibriil Jawaab 5aad waa 3 jeer Su aal 6aad waxaad sheegta imisa sano ayuu quraanka soo degaayay Jawaab 6aad waaa 23 sano Su aal 7aad waxaad sheegta nabiga ugu codka qurxoona Jawaab 7aad waa nabi daa,wuud Su aal 8aad waxaad sheegta nabigii indhaha beelay Jawaab 8aad waa nabi yacquub Su aal 9aad waxaad sheegta maalintii la abuuray nabi aadam Jawab 9aad waa malin jimco Su aal10aad waxaa sheegta kumu aha Saxaabigii lagu magacaabi jiray seeftii allah Jawaab 10aad waa khaalid bi...
Geerida iyo waxa xiga
- Get link
- X
- Other Apps
Marka Aad dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaada ay Ku sii baaqi ahaan doonto Meydkaaga dhinaciisa , Sida Barkintada hoosteeda iyo Sariirta hareeraheeda Waa goormee .? Waa Marka Lagu dhaqayo iyo Marka La Karfanayo Labadaba. Marka Lagu duugo Ruuxdaada Waxeey Dib Ugu Soo Laabaneysaa Jirkaaga Ka dib Marka Qabriga Lagu soo dhex jiifiyo😭😭😭😭. Marka Lagaa Soo Laabto Ka dib Waad Soo Tooseeysaa Sida Qof Hurdo Ka Soo Kacay Camal Waxaa La Sheegaa in Aad Sadax Mar Oo isku Xig Xigto Aad isku dayidoontid inaad soo fadhiisato Qabriga dhexdiisa. Ka dib Waxaad Arkeysa Mugdiga Ka jiro godka qabriga dhexdiisa , Lkn Mar Walba Oo Aad damacdo inaad madaxa Kor U soo qaado Darbiga Qabiga ayaad Madax Ku dir dirsaneysa Marka Aad Aragto Xaaladaada in aysan Caadi aheeyn ayaad Rumeysan doontaa inaad ka mid tahay Ehlu-meytka Asxaabul Qabuurka Meesha Ku Cusub Caawa. Wax yar Ka dib Waxaa Kuu imaan doona Labadii Malag Ee kala ah Munkar iyo Nakiir K...
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
- Get link
- X
- Other Apps
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ اللَّهُمَّ إِنَّا نَسْأَلُكَ إِيْمَانًا دَائِمًا، وَنَسْأَلُكَ قَلْبًا خَاشِعًا، وَنَسْأَلُكَ عِلْمًا نَافِعًا، وَنَسْأَلُكَ يَقِينَا صَادِقًا، وَنَسْأَلُكَ عَمَلًا صَالِحًا، وَنَسْأَلُكَ تَمَامَ الْعَافِيَةِ، وَنَسْأَلُكَ تَمَامَ الْعَافِيَةِ، وَنَسْأَلُكَ الشَّكْرَ عَلَى الْعَافِيَةِ، وَنَسْأَلُكَ الْغِنَى عَنِ النَّاسِ.اللهُمَّ رَبَّنَا تَقَبَّلْ مِنَّا صَلَاتَنَا وَصِيَامَنَا وَقِيَامَنَا وَتَخَشَّعَنَا وَتَضَرَّعَنَا وَتَعَبَّدَنَا، وَتَمِّمْ تَقْصِيرَنَا يَا اللهُ، يَا اللَّهُ، يَا اللَّهُ، يَا أَرْحَمَ
Ku duceyso ducada RIZIQA
- Get link
- X
- Other Apps
اللَّهُمَّ ارْزُقْنا عَفْوَكَ وَعَافِيَتَكَ. اللَّهُمَّ ارْزُقْنا مَغْفِرَتَكَ وَرِضَاكَ. اللَّهُمَّ ارْزُقْنا رَحْمَتَكَ وَشِفَاكَ. اللَّهُمَّ ارْزُقْنا تَوْفِيقَكَ وَغِنَاكَ. اللَّهُمَّ ارْزُقْنا سِتْرَكَ وَتَيْسِيرَكَ. اللَّهُمَّ ارْزُقْنا لُطْفَكَ وَكَرَمَكَ. الصدق . الجارية اللَّهُمَّ ارْزُقْنا حُبَّاكَ وَهُدَاكَ SOO QOR AAMIIN
اللَّهُمَّ يَا سَمِيعَ الدَّعَوَاتِ ، يَا مُقِيلَ العَثَرَاتِ،
- Get link
- X
- Other Apps
اللَّهُمَّ يَا سَمِيعَ الدَّعَوَاتِ ، يَا مُقِيلَ العَثَرَاتِ، يَا قَاضِيَ الحَاجَاتِ ، يَا كَاشِفَ الكَرُبَاتِ ، يَا رَفِيعَ الدَّرَجَاتِ ، وَيَا غَافِرَ الزَّلاتِ، اغْفِرْ لِلْمُسْلِمِينَ وَالْمُسْلِمَاتِ ، وَالْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ الأَحْيَاءِ مِنْهُم وَالأَمْوَاتِ، إِنَّكَ سَمِيعٌ قَرِيبٌ مُجِيبُ الدَّعَوَاتِ.
حَسْبِيَ اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلَّا هُوَ ، عَلَيْهِ تَوَكَّلْتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظيمِ اللَّهُمَّ يَا جَبَّارُ
- Get link
- X
- Other Apps
حَسْبِيَ اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلَّا هُوَ ، عَلَيْهِ تَوَكَّلْتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظيمِ اللَّهُمَّ يَا جَبَّارُ أَجَبَّرْنِي ، يَا عَزِيزُ أَعِزَّنِي يَا كَافِي أَكْفِنِي يَا قَوِيٌّ قَوْنِي يَا لَطِيفُ الْطِفْ بِي فِي أُمُورِي كُلَّهَا اللَّهُمَّ إِنِّي عَبْدُكَ الضَّعِيفُ ، فَقَوِينِي أنا الذليل فأعزني ، أَنَا الْفَقِيرُ فَأَرْزُقْنِي وأغنني بِكَ عَنْ كُلَّ أَحَدٍ ، وَلَا تَجْعَلْنِي فِي حَاجَةٍ إِلَّا الكَ يَا أَرْحَمَ الرَّاحِمِينَ ، يَا رَبِّ الْعَالَمِينَ اللهم أَجْعَلْنِي مِنَ الَّذِينَ لَا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْتَغِيتُ بكَ فِي كُلِّ حَالٍ وَمَكْرُوه ، وَأَفَوَضُ إِلَيْكَ أَمْرِي كُلَّهُ فَأَنْتَ خَيْرٌ مُفَوِّضُ إِلَيْهِ فَانصُرْنِي وَيَسَرْ لِي كُلَّ صَعْب وَقَدَّرْ لِي الْخَيْرَ فِي كُلِّ مَا تَقْدِرُهُ لِي
Ku deceyso inta u dhexeysa salaada subax iyo inta aysan soo bixin qoraxda
- Get link
- X
- Other Apps
اللهم قدرًا جَمِيلًا وَخَبْرًا جَمِيلاً ودعوة مستجابة، اللهم نجاة كَنَجَاةِ يُونُسَ وَعِوَضًا كَعِوَض يُوسُفَ، اللهم إِنَّا صَبَرْنَا وصبرنا وصبرنا فعوضنا يا حي يا قيوم بعوضك الجميل ، وَاجْعَلْ لُطْفَكَ يُعْمُرُ أَيَّامَنَا الْقَادِمَةَ حَتَّى نَتَخَطَّاهَا مَطْمَئِنِينَ اللهم كافئني بعد الصبر، وأسعدني بعد الحزن، وأرحني بعد التعب، اللهم أخرجني من حولي إلى حولك، ومن عزمي إلى عَزْمُكِ، وَمِنْ ضَعْفِي إِلَى قُوتِكَ، وَمَنِ انْكِسَارِي إِلى عزتكَ، وَمِنْ ضَيقِ اخْتِيَارِي إِلَى بَرَاحَ إِرَادَتُكَ، اللَّهُمَّ إِنِّي أعيد قلبي مِنْ وَحْشَةِ الدُّنْيَا وَكَدَرِهَا، اللَّهُمَّ أَزَحْ مِنْ قَلْبِي كُلُّ خَوْفٍ يَسْكُننِي، وَكُلُّ ضَعْفٍ يَكْسِرُنِي، وَكُلُّ أمر يبكيني، وقويني وَلَا تُفَجِعْنِي فِي مُستقبلي، وافتح لي أبوابي الْمُغْلَقَة فَإِنَّكَ قَادِرُ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ يَارِبِ الْمُعْجِزَاتِ.
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْهُدَى وَالتَّقَى وَالْعَفَافَ
- Get link
- X
- Other Apps
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْهُدَى وَالتَّقَى وَالْعَفَافَ وَالْغِنَى اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي خَطَايَايَ وَعَمْدِي وَجَهْلِي وَهَزْلِي، وَكُلُّ ذَلِكَ عِنْدِي اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي مَا قَدَّمْتُ وَمَا أَخَّرْتُ وَمَا أَسْرَرْتُ وَمَا أَعْلَنْتُ أَنْتَ الْمُقَدِّمُ وَأَنْتَ الْمُؤَخِّرُ وَأَنْتَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرُ اللَّهُمَّ اغْفِرْ لي ذَنْبِي كُلَّهُ، دِقَهُ، وَجِلَّهُ، وَأَوَّلَهُ، وَآخِرَهُ، وَعَلَانِيَتَهُ، وَسِرَّهُ اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنْ زَوَالِ نِعْمَتِكَ وَتَحَوُّلِ عَافِيَتِكَ وَفُجَاءَةِ نِقْمَتِكَ وَجَمِيعِ سَخَطِكَ.
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ يَا اللَّهُ بِأَنَّكَ الْوَاحِدُ الْأَحَدُ الصَّمَدُ الَّذِي لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ،
- Get link
- X
- Other Apps
BARO 99 MAGAC ALLAH
- Get link
- X
- Other Apps
هواالله الذي لااله الاهو الرَّحْمَنُ الرَّحِيمُ الْمَلِكُ الْقُدُّوسُ السَّلَامُ الْمُؤْمِنُ الْمُهَيْمِنُ الْعَزِيزُ الجبَّارُ الْمُتَكَبِّرُ الْخَالِقُ الْبَارِئُ الْمُصَوِّرُ الْغَفَّارُ الْقَهَّارُ الْوَهَّابُ الرَّزَّاقُ الْفَتَّاحُ الْعَلِيمُ الْقَابِضُ الْبَاسِطُ الْخَافِضُ الرَّافِعُ الْمُعِزُّ الْمُذِلُّ السَّمِيعُ الْبَصِيرُ الْحَكَمُ الْعَدْلُ اللَّطِيفُ الْخَبِيرُ الْحَلِيمُ الْعَظِيمُ الْغَفُورُ الشَّكُورُ الْعَلِيُّ الْكَبِيرُ الْحَفِيظُ الْمُقِيْتُ الْحَسِيبُ الْجَلِيلُ الْكَرِيمُ الرَّقِيبُ الْمُجِيْبُ الْوَاسِعُ الْحَكِيمُ الْوَدُوْدُ الْمَجِيدُ الْبَاعِثُ الشَّهِيدُ الْحَقُّ الْوَكِيلُ الْقَوِيُّ الْمَتِينُ الْوَلِيُّ الْحَمِيدُ الْمُحْصِ الْمُبْدِئُ الْمُعِيْدُ الْمُحْيِي الْمُمِيتُ الْحَيُّ الْقَيُّوْمُ الْوَاجِدُ الْمَاجِدُ الْوَاحِدُ الْأَحَدُ الصَّمَدُ الْقَادِرُ الْمُقْتَدِرُ الْمُقَدِّمُ الْمُؤَخِّرُ الْأَوَّلُ الْآخِرُ الظَّاهِرُ الْبَاطِنُ الْوَالِيُّ الْمُتَعَالُ الْبَرُّ التَّوَّابُ الْمُنْتَقِمُ الْعَفُوٌّ الرَّوُّفُ مَالِكُ الْمُلْك ذُو الْجَلَ...
SU AAL IYO JAWAAB DIINI AH qeybta 1aad
- Get link
- X
- Other Apps
Su aal 1aad waxaad sheegta 2 nabi oo walaalo ah oo iskumar dhintay Jwab 1aad waa nabi muuse iyo nabi haaruun su aal 2aad Waxaad sheegtaa Asxaabiga qudha ee magiciis Quranka lagu sheegay? Jwb 2aad Waa Zayid binu- Xaarith (RC Su aal 3aad: Waxaad sheegtaa duulaankii (Qaswadii) ugu danbeeyey ee Rasuulku duulo? Jwb 3aad: Waxay ahayd Qaswadii Tabuuk , sanadii 9aad ee Hijrada. Su aal 4aad waxaa sheegtaa Saxaabigii arkay Masiixuddajaal waqtigii Nabiga (SCW)? Jwb 4aad waxuu ahaa Tamiimuddaari Su aal 5 Waxaad sheegtaa Magaca caadiga ah ee Abu-hureyra? Jwb 5aad Waxaa lagu magacaaba C/raxmaan binu Zakhar (RC). Su aal 6aad Kumuu ahaa Asxaabigii Sunta cabay ee Yiri Bismilaah ee aan waxba ku noqon? Jwb 6aad Wuxuu ahaa Khaalid Binu Waliid(RC). Su aal 7aad Waxaad sheegtaa Asxabigii Baryadiisa Alle aqbali jiray? Jwb 7aad Waxaa uu ahaa Sacad binu Abi-waqaas (RC). Su aal 8aad Naarta yaa ugu horgelaya Qiyaamaha? Jwb 8aad Waxaa ugu horgelaaya Suldaan, Madaxweyne aan cadaalad sameyn Su aa...