Su aal jawaab qeybtii 5aad
Su aal 1aad Waxad sheegta saabigii waanidiisa uu qaatay sheydaanka
Jawaab1aad waa abu hureera
Su aal 2aad waxaad sheegta imise jeer ayaa magaca allah lagu sheegay quraanka
Jawaab 2aad waa 1740 jeer
Su aal 3aad waxaad sheegta gawadhii rasuulka SCW ku guursaday gawar nimo
Jawaab 3aad waaa caa'isha bint abtu abu bakar
Suaal 4aad waxaad sheegta nabigii boqorka aha
Jawaab 4aad waa nabi suleymaan CS
Su aal 5aad waxaad sheegta imisa jeer ayaa quraan lagu sheegay maga jibriil
Jawaab 5aad waa 3 jeer
Su aal 6aad waxaad sheegta imisa sano ayuu quraanka soo degaayay
Jawaab 6aad waaa 23 sano
Su aal 7aad waxaad sheegta nabiga ugu codka qurxoona
Jawaab 7aad waa nabi daa,wuud
Su aal 8aad waxaad sheegta nabigii indhaha beelay
Jawaab 8aad waa nabi yacquub
Su aal 9aad waxaad sheegta maalintii la abuuray nabi aadam
Jawab 9aad waa malin jimco
Su aal10aad waxaa sheegta kumu aha
Saxaabigii lagu magacaabi jiray seeftii allah
Jawaab 10aad waa khaalid binu waliid
Su aal 11aad waxaad sheegta 2dii nabi ee xaasaskooda beeniyeen
Jawaab11aad waa nabi nuux iyo nabi luud
Su aal 12aad waxaad sheegta saxaabigii keenay fikradii aheyd in god laqoto dagaalkii Axzaab
Jawaab 12aad wuxu aha salmaan al-faarisi
Su aal 13aad waxaad sheegtay ducada la'aqristo galida xamaamka
Jawaab 13aad waa
بسْمِ اللَّهِ ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْخُبُثِ والخَبائِث
Su aal 14aad waxaad sheegtay ducada la'aqristo kasoo bixida xamaamka
Jawaab 14aad waa
غُفْرَانَكَ
Su aal 15aad waxaad sheegta rasuulka SCW
Imisa sano ayuuku geeriyooday
Jawaab 15aad waa 63
Comments
Post a Comment